Faahfaahin: Askari ka tirsan ciidamada dowlada oo lagu dilay Dhuusamnareeb

Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada ayaa lagu dilay maanta magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Sida wararku sheegayaan dilka askarigan ayaa waxaa geystay askari kale oo ka tirsan ciidamada dowlada oo magaaladaas ku jooga. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in labada askari uu markii hore soo kala dhex galay muran ka dibna uu midkood toogasho ku … Continue reading Faahfaahin: Askari ka tirsan ciidamada dowlada oo lagu dilay Dhuusamnareeb